Daawo:-Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadashay Xadhiga Ganacsade Cumar Caydiid Kuna Tilmaamay Meesha Laysku Haysto In Aanay Ahayn Tiyaatarka

Hargeysa(Slpost)-Xukuumada Somaliland ayaa markii ugu horaysay ka hadashay xadhiga ganacsade Cumar Caydiid, waxaanay sheegtay in aanay meesha laysku haystaa hayn tiyaatarka ee ay tahay meel ka duwan, waa sida hadalka ay u dhigeene
https://youtu.be/stJ-OUFfS9Y