DAAWO Warbixin laga diyaariyey Maanta oo kale iyo Gudo-galkii SNM ee Magaalada Hargeysa

DAAWO Warbixin laga diyaariyey Gudo-galkii SNM ee Magaalada Hargeysa oo ku beegan maanta oo taariihdu tahay 31 May 1988-kii, waxaana xog-warranka dhacdadan laga waraystay masuuliyiin uu ku jiro madaxweyne ku-xigeenkii labaad ee Somaliland, Cabdiraxmaan Aw-Cali Faarax.