DAAWO Taxanaha Qaybta 9aad ee Taariikhdii TATAARKA iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil

TATAARKA9aadHalkan Hoose ka dhegayso  Qaybta 9aad ee Taxanaha Taariikhda Tataarka oo uu inoo Daadinayo Sheekh Musatafe Xaaji Ismaacil Haaruun, waxaanu kaga warramayaa Cahdigii Tataarka iyo Saamayntii ay Adduunka ku yeesheen, gaar ahaan Dunida Islaamka.