DAAWO: Somaliland Oo Laga Xusay Maalinta Bad-mareennada Adduunka

Berbera, (SLpost)- Munaasibad lagu xusayay maalinta bad-mareennada adduunka ayaa lagu qabtay magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, taasoo ku beegan 25 bisha June.

HALKAN KA DAAWO MUNAASIBADDAAS:-