Daawo:-Sirdoonka Somaliya Oo Soo Bandhigay Muuqaal Labtopka Lagu Qarxiyay Diyaarada Daallo Oo Laysku Dhiibayo

Muqdisho(SLpost)-Sirdoonka Somaliya ayaa soo bandhigay muuqaalka laba qof oo Laptopka lagu qarxiyay diyaarada Daallo ugu dhiibaya ninka is qarxiyay luuq mid ah madaarka, waxaana falkan loo xidhay shan iyo toban qof oo haatan su’aalo la waydiinaayo
https://youtu.be/ubwg-sEkrgI