Daawo:-Sheekh Maxamed Idirsi Oo Ganacsatada Soomaalida Ku Dhaliilay Naxariis La’aan iyo Inay Shacabka Dhibkooda Ku Noolyihiin

Hargeysa(Slpost)-Sheekh Maxamed Idirs ayaa dhaliil xoogan u soo jeediyay ganacsatada Soomaalida oo uu u tilmaamay kuwo bilaa naxariis ah oo ku da’daala sumaynta shacabka iyo la bixida waxa jeebkooda ku jira