Daawo:-Shaqaalaha Madaarada Dalka Oo Tababar La Xidhiidha Sare U Qaadida Amniga Loo Qabtay Iyo Rakaabka Diyaaradaha Raacaya Oo Laga Mabnuucay Inay Dareere Qaataan

Hargeysa(SLpost)-Shaqaalaha guud ee madaarada dalka ayaa loo qabtay tabobar la xidhiidha sidii ay u sugu lahaayeen amniga madaarada, iyada oo laga mabnuucay rakaabka diyaaradu inay qaadan karaan wax dareere ah.