DAAWO Sawirrada Xuska 18 May iyo Wacdarihii Reer Boorama oo Isu soo bixi ugu ballaadhnaa ku kulmay

Boorama 18 May 2015 (37)Boorama (SLpost)- Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa dadweynaha ku dhaqan magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal kala qaybgalay Xuska 18-ka May ee 24-guurada ka soo wareegtay gooni-isu-taagga, waxaanu hambalyo iyo bogaadin u digay guud ahaan Bulshada Somaliland iyo Ciidammada qalabka sida, isla markaana waxa uu ugu baaqay midnimada, wada-jirka iyo nabadgelyada ilaashadaan dadweynaha reer Awdal.

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa isaguna ka mid ahaa masuuliyiintii dadweynaha reer Boorama kala qaybgalay Xuska 18-ka May ee shalay la qabtay, isagoo sheegay inay farxad gaar ah u tahay inuu reer Awdal kala qaybgalo Xuska 24-guurada gooni-isu-taagga Somaliland, isla markaana Hambalyo u diray guud ahaanba ummadda reer Somaliland meel kasta oo ay dunida ka joogaan.

HALKAN KA DAAWO SAWIRRADA

Boorama 18 May 2015 (56)Boorama 18 May 2015 (58) Boorama 18 May 2015 (57) Boorama 18 May 2015 (55) Boorama 18 May 2015 (54) Boorama 18 May 2015 (53) Boorama 18 May 2015 (52) Boorama 18 May 2015 (51) Boorama 18 May 2015 (50) Boorama 18 May 2015 (49) Boorama 18 May 2015 (48) Boorama 18 May 2015 (47) Boorama 18 May 2015 (46) Boorama 18 May 2015 (45) Boorama 18 May 2015 (44) Boorama 18 May 2015 (43) Boorama 18 May 2015 (42) Boorama 18 May 2015 (41) Boorama 18 May 2015 (40) Boorama 18 May 2015 (39) Boorama 18 May 2015 (38) Boorama 18 May 2015 (37) Boorama 18 May 2015 (36) Boorama 18 May 2015 (35) Boorama 18 May 2015 (34) Boorama 18 May 2015 (33) Boorama 18 May 2015 (32) Boorama 18 May 2015 (31) Boorama 18 May 2015 (30) Boorama 18 May 2015 (29) Boorama 18 May 2015 (28) Boorama 18 May 2015 (27) Boorama 18 May 2015 (26) Boorama 18 May 2015 (25) Boorama 18 May 2015 (24) Boorama 18 May 2015 (23) Boorama 18 May 2015 (22) Boorama 18 May 2015 (21) Boorama 18 May 2015 (20) Boorama 18 May 2015 (19) Boorama 18 May 2015 (18) Boorama 18 May 2015 (17) Boorama 18 May 2015 (16) Boorama 18 May 2015 (15) Boorama 18 May 2015 (14) Boorama 18 May 2015 (13) Boorama 18 May 2015 (12) Boorama 18 May 2015 (11) Boorama 18 May 2015 (10) Boorama 18 May 2015 (9) Boorama 18 May 2015 (8) Boorama 18 May 2015 (7) Boorama 18 May 2015 (6) Boorama 18 May 2015 (5) Boorama 18 May 2015 (4) Boorama 18 May 2015 (3) Boorama 18 May 2015 (2) Boorama 18 May 2015 (1)

XUQUUQDA SAWIRRADA: BOORMAONLINE