Daawo:-Safiirada Dalalka Holland, Norwey & Denmark U Fadhiya Kiiniya Oo Soo Booqday Mashaariicda Ay Somaliland Ka Hirgalinayaan Ee Wadooyinka Iyo Biyaha

Hargeysa(Slpost)-Waftibalaadhan oo ka socda dalalka Holland, Norwey & Denmark ayaa soo gaadhay Somaliland si ay u kormeeraan sharuuca biyo balaadhinta Hargeysa,wadooyin ay maalgaliyeen iyo arimaha doorashooyinka, waxaanay kulamo gooni gooni ah la qaateen masuuliyiin uu madaxweyne Siilaanyo ka mid yahay