Daawo Nuxurka Khudbad Qiime badan oo Guddoomiye JIRDE ka Jeediyey Shirweynaha Dib-u-eegista Horumarka Somaliland

Daawo Nuxurka Khudbad Qiime badan oo Guddoomiye JIRDE ka Jeediyey Shirweynaha Dib-u-eegista Horumarka Somaliland

Hoos KA daawo Muuqaalka khudbadda Guddoomiyaha ku-meel-gaadhka ah ee XISBIGA WADDANI Xidhibaan Cabdiqaadir Jirde maanta ka jeediyey Shirweynaha Dib-u-eegista Horumarka Somaliland ku tallaabsatay iyo Caqabadaha horyaalla 27 sanno kaddib la soo noqoshadii madax-bannaanida dalka.