Daawo:-Muuse Biixi Oo Si Heer Sare Ah U Amaanay Jaamacada Camuud iyo Gobalka Awdalba

Boorama(SLpost)-Guddoomiyaha iyo musharaxa xisbiga talada dalka haya ee kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa si weyn u amaanay jaamacada Camuud, isaga oo ku tilmaamay ardayda ka baxdaa inay inta badan noqdaan kuwo hana qaad ah.