DAAWO: Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Heshiiska Axsaabtu Gaadheen Iyo Tallaabada Xigta Ee Ay Qaadayaan

Hargeysa, (SLpost)- Gudoomiyaha xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE  Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay heshiiska caawa saddexda xisbi ku gaadheen xarunta madaxtooyada, isagoo faahfaahin ka bixiyay qodobadda ugu muhiimsan heshiiskaas.

HALKAN DAAWO: