DAAWO: Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye ayaa ku Nuuxnuuxsaday doorkii reer Awdal ee Nabadayntii Dalka.

HARGEYSA (SLPOST) Gudoomiyaha xisbiga kulmiye ahna murashaxa madaxweyne ee xisbigaasi ayaa wuxuu si qoto dheer uga hadlay doorkii ay reer Awdal ku lahayeen nabadayntii dalka.