Daawo Murashax Muuse Biixi oo la dardaarmay Reer Berbera

Berbera (SLpost)- Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi Oo maanta Khudbad ka Jeedinayay Isu soo bax ballaadhan oo taageerayaasha Xisbigu manta ka sameeyeen Fagaaraha Kheyriyada ee magaalada Berbera ayaa dardaaran u jeediyey bulshada Magaalada Berbera.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA HADALKA GUDDOOMIYE MUUSE BIIXI