DAAWO: Mudaharaad Rabshado Wata oo maanta Gilgilay magaalada Gabiley iyo Askarta oo Rasaas Nool u adeegsatay Arday Gadoodday

ardaGabiley (SLpost)- Mudaharaad ay maanta sameeyeen Ardayda Dugsiga Sheekh Muxumed Warsame ee magaalada Gabiley, ayaa sababtay in Ciidamada Booliska ah ee magaaladaas adeegsadaan Rasaas nool-nool si ay u kala ergayaan ardaydaas oo ujeeddada mudaharaadkoodu la xidhiidho maamul waxbarashada ee gobolka.

GUJI HALKAN SI AAD U DAAWATO MUDHARAADKA ARDAYDA