DAAWO: Milatariga Saldhigga Saddexaad ee Ciidamada Qaranka Somaliland oo dib uga soo baxay deegaamo ay dhawaan qabsadeen

Ceerigaabo (SLpost)- Saldhiga Saddexaad ee Ciidamadda qaranka somaliland ayaa dib uga soo baxay fadhiisimo ay dhawaan ka samaysteen degaano ka mid ah barriga gobolka sanaag ciidamada qaranka ayaa sheegay in sandkiiba laba jeer kormeer ku tagaan degaannada gobolka Sanaag.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

milateri