DAAWO – Magaalada Boorama oo Kaalinta Labaad ka gashay weynaynta Xuska Maalinta Qaranimada Somaliland

DAAWO – Magaalada Boorama oo Kaalinta Labaad ka gashay weynaynta Xuska Maalinta Qaranimada SomalilandBoorama, Lowyacaddo (SLpost)- Halkan ka Qaaddo sidii maalinta 18-ka May looga dabbaal-degay magaalooyinka Boorama ee xarunta gobolka Awdal iyo magaalada Lawyacaddo oo ku taala xuduudka u dhexeeya Somaliland iyo Jabuuti kana tirsan gobolka Selel.

Dadweynaha ku dhaqan magaalada Boorama, ayaa sannadkan u xusay munaasibadda 18-May si ka duwan sidii ay u xusi jireen sannaddadii hore oo ay kala siman yihiin gobollada kale intooda kale, haseyeeshee waxa ay sannadkan noqotay magaalada labaad ee sida ugu ballaadhan looga xusay marka laga yimaaddo magaalada Hargeysa ee caasimaada Somaliland.

DAAWO MAGAALADA BOORAMA

DAAWO LOWYACADDO