Daawo:-Madaxweyne Siilaanyo Oo La Kulmay Culimada iyo Ganacsatada Dalka Si Dadka Abaaruhu Saameeyeen Loo Taakuleeyo

Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa kulan la qaatay culimada iyo ganacsatada dalka si ay gacan uga gaystaan abaaraha dalka haysta, waxaanay xukuumadu ugu baaqday shacabiga Somaliland inay ka soo qaybqaataan teegeerida dadka abaaruhu ay saameeyeen.
https://youtu.be/fLowc5nkGW4