Daawo:-Madaxweyne Kuxigeen Saylici Oo Ka Hadlay Dayactirka Wadooyinka Amaanayna Tayada Wax Samaynta Dawlada Jarmalka

Hargeysa(Slpost)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylici ayaa furay shir lagaga hadlaayo dayactirka wadooyinka iyo sidii ay adkaysi u yeelan lahaayeen oo mudawga Yurub uu soo abaalay, waxaana halkaas ka hadlay masuuliyii kale.