DAAWO – Madaxweynaha Somaliland oo La Kulmay Raysal-wasaaraha Dalka Itoobiya

Addis Ababa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo shalay socdaal shaqo u baxay Dalka Itoobiya oo uu Marti-qaad Rasmi ah ka helay, ayaa maanta la kulmay Raysalwasaaraha Dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn,

HALKAN KA DAAWO