Daawo:-Laasacaanood Ayaa Markii Ugu Horaysay Wadooyinkeedu ku Raaxaysanayaan Iftiinka Laanbadaha Soolarka Ku Shaqeeya

Laasacaanood(SLpost)-Wadooyinka magaalada Laasacaanood ayaa ku raaxaysanaaya iftiinka laanbadaha solarka cadceeda ku shaqeeya, waxaana halkaas hawshaas ka bilaabay wasaarada macdanta iyo biyaha Somaliland.