Daawo:-Khudbadii Madaxweyne Ku Xigeen Saylici Ka Jeediyay Daah Furka Diiwaangalinta Codbixiyaha Ee Awdal

Boorama(Slpost)-Madaxweyne ku xigee Saylici ayaa khudbad ka jeediyay xaflad daah fur ah oo loo sameeyay diiwaangalinta codbixiyaha ee gobala Awdal ka bilaabmi doonta maalinta Sabtida ah ee fooda inagu soo haysa.