Daawo: Heeso loogu talo-galay 18 May iyo Fannaaniinta Xiddigaha Geeska

ereeMaalinta Berri ah waxa dhammaan gobollada iyo Degmooyinka Somaliland laga Xusayaa Maalinta Qaranimada Somaliland ee 18-ka May oo ah sannad-guurada 24aad ee ka soo wareegtay maalintii ay Somaliland madax-bannaanideeda dib ugala soo noqotay Midowga waddankii laysku odhan jiray Somaliland.

Waxa aanu halkan ugu soo gudbinaynaa Shacabka Somaliland farxadda Maalintan Qiimaha badan awgeed, Heeso ka hadlaya Qiimaha Qaranimada iyo Waddaniyadda oo ay qaadayaan Fannaanniinta Xidigaha Geeska. Heesahan Waddaniyadda waxa ay fannaaniintu ku soo bandhigeen Xuska sannad-guuradii 23-aad ee maalinta Qaranimada Somaliland oo ay bandhig-faneedkan waddaniyadeed ku qabteen magaalada Tog-Wajaale ee gobolka Gabiley.

Halkan ka daawo