Daawo:-Guddoomiye Cirro Oo Shacbiga Gabiilay U Balanqaaday Gobalnimo Se Shuruud Ku Xidhay

Gabiilay(Slpost)-Guddoomiyaha Cabdiraxmaan Cirro ayaa isaga oo ku sii jeeda gobalka Awdal waxa uu la sii hadlay dadweynaha Gabilay oo uu sheegay war dhagahooda ka farxiyay, waxaanu sida oo kale kala qaybqaatay abaaraha gobalkaas ka taagan isaga oo ku deeqay booyado biyo ah.