Daawo: Garabka Jamaal Cali Xuseen Ee XisbagaUcid Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Wadahadalo u bilaamay Xisbiga WAddani

Garabka  uu hogaaminyo Jamaal cali xusen ayaa dhawaan wadadahadalo kuwan oo kale la billabay xisbiga Kulmiye inkasta oo aanay  wax natiijo ka soo bixin kulamadaasi,labada dhinac ee manta kulanka wada yeeshay oo warbaahinta si wada jira ula hadlay ayaa faahfaahin ka bixiyey  wadahadlo ay la bilaaben xisbiga Waddani lamina sheegin natiija rasmiga ee ay ka wadahadleen labada dhinac.

https://youtu.be/YsWzO6JFWZY