Daawo:-Garabka Dhalinyarada Ee Waddani Oo Dhaliilo Xoogan U Soo Jeediyay Dalada Dhalinyarada Ee Sonyo

Hargeysa(SLpost)-Garabka heer qaran ee dhalinyarada xisbiga waaddani ayaa dhaliilay taabgaabnida dalada dhalinyarada ku magcaaban ee Sonyo.