Daawo FILIM laga sameeyey Taariikhda Qadiimiga ah ee ay Caanka ku tahay magaalada Saylac (Daawo Documentary)

Daawo FILIM laga sameeyey Taariikhda Qadiimiga ah ee ay Caanka ku tahay magaalada Saylac (Daawo Documentary)Hargeysa (SLpost)- Magaalada Saylac oo ah magaalo-madaxda gobolka Selal ee Somaliland, waxa ay ka mid tahay magaalooyinka ugu qadiimsan geeska Afrika, waana magaalada Ugu da’da weyn magaalada Somaliland, waxaanay taariikh ku leedahay inay tahay magaalo ay soo mareen ilbaxnimooyin kala dambeeyey oo ka horreeyey wakhtigii ay soo baxday Diinta Islaamka 1400 sanno ka hor.

Documentary-gan laga sameeyey taariikhda magaalada Saylac, waxa diyaariyey isla markaana xuquuqdiisa iska leh Telefishanka Qaranka Somaliland, waxa soo jeedinaya isla markaan taariikhda barnaamijkan soo ururiyey, soona jeedinaya Wariye Axmed Xuseen Warsame oo ka tirsan SLNTV. Habaynta Documentary-ga waxa farsameeyey Axmed Cumar Caddaani (Axmed Shaafi) oo isna ka tirsan Bahda SLNTV.

HALKAN KA DAAAWO