DAAWO Diifta,Dayaca ,Daranyada Roob Barafwata Oo Halakeeyay Qaar Ka Mid Ah Reer Guuraaga Awdal

Hargeysa(SLpost)-Deegaano ka tirsan gobalka Awdal ayay ka da’een roobab watay qabow daran kaas oo nafta ka qaaday xoolo badan, dameero iyo lo’ba, waxaan haatan dadka deegaankaas ka soo yeedhaya qayla dhaan aad u dheer.