DAAWO: Dhulbahante Iyo Fiqishini Oo Heshiis Isbahaysi-Siyaasadeeda La Saxeexday Subeer AWAL

Waxa Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool Heshiis Isbahaysi-siyaasadeed ah ku kala saxeexday Beelaha Walaalaha ah ee Subeer AWDAL, Dhulbahante iyo Fiqi-shini, heshiiskaasi oo ah in Beelaha Dhulbahante iyo Fiqishini ay Codkooda siiyaan Musharrixiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka Xisbiga KULMIYE.

https://www.youtube.com/watch?v=iYWdXvHuO0g&feature=youtu.be