Daawo:-Deegaanada Sanaag Oo Ka Hadlay Abaaro Ay Ku Kaliyaysteen Xukuumaddana Baaq U Diray

Sanaag(SLpost)-Deegaanada hoosymadada Badhan Somaliland ayay abaaro xoogani ku dhufteen waxaana halkaas kormeer ku soo maray maayarka isaga oo soo indha indheeyay dadka ay tuulooyinka abaartu u so barakicisay.