DAAWO Daah-furka Buug loogu wan-qalay DAAWADA NOLOSHA oo lagu qabtay magaalada Hargeysa

daahurka-buuggaHargeysa (SLpost)- Waxa habeenkii xalay magaalada Hargeysa lagu qabtay munaasibad ballaadhan oo lagu daah-furay buug loogu wan-qalay DAAWADA NOLOSHA, kaas oo uu qoray Hal-abuur Da’yar oo lagu magacaabo Cabdixakiin Jaamac Koosaar (Dhoobo).

Munaasibadda Daah-furka Buuggan oo lagu qabtay Xarunta Dalladda Dhalinyarada Somaliland ee SONYO, waxa ka qayb-galay masuuliyiin Xukuumadda ka tirsan, Bahda Fanka, Qorayaal, Dhalinyaro iyo dadweyne Kale.

HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN