Daawo CNN Oo Baahisay In Laptop Bom Lagu Qarxiyay Diyaaradii Daallo

Muqdisho(SLpost)-CNN ayaa baahisay in laabtoob loo isticmaalay bam ahaan lagu qarxiyay diyaaradii Daalo ee dhawaan madaarka muqdisho markii ay ka duushay qaraxu ka dhex dhacay.