Daawo:-Cali Guray Oo Sheegay In Aan Laga Maarmin In Suuqa Madaw Ee Somaliland Lagu Iibiyo Basaboorka Somaliya

Hargeysa(Slpost)-Cali Guray ayaa sheegay in aan laga maarminin suuqyada madaw ee Somaliland laga helo baasaboorka Somaliya oo uu sheegay in wakhtigan aan laga maarmin.