Daawo:-Boqor Buurmadaw oo Canbaareeyay Xadhiga Ganacsade Cumar Caydiid iyo Odayaasha Qabyaalada Ku Taageeray

Hargeysa(Slpost)-Boqor buurmadaw ayaa dhaliilay dhamaan odayaashii qabyaalada ahaanta ku taageeray ganacsade Cumar Caydiid isaga oo dhan kalena ku tilmaamay xadhigiisa mid sharci dar ah xukuumadana ugu baaqay inay ka noqoto