Daawo Bandhig-faneed Fannaaniinta Xidigaha Geeska ee Ciidda oo Dhammeystiran

Akhristeyaal, waxaanu halkan idiinku soo gubinaynaa isla markaana aanu jecelnahay ina nala wadaagtaan bandhig-faneed iyo Xog-warran telefishanka Soomaaliya la yeeshay fannaaniinta Xiddigaha Geeska oo xaruntoodu tahay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland.

Bandhig-faneedkan iyo Xog-waraysiga Telefishanka Soomaaliya la yeeshay Fannaaniinta Xiddigaha Geeska oo loogu talo-galay farxadda Munaasibadda Ciidda, waxa ka qayb-qaadanaya fannaaniinta ugu caansan Xiddigaha Geeska oo ay ka mid yihiin Maxamed Siciid BK, Yurub Geenyo, Nimcaan Hillaac, Maxamed Axmed Bakaal (Cirro), Asma Love iyo xubno kale.

HALKAN KA DAAWO BARNAAMIJKA