Cukuse oo Sheegay In Dimuqraadiyad La Isku Doortay Shirkii Kulmiye, Una Jawaabay Samaale

 

 

Wasiirka Wasaaradda warfaafinta ayaa faahfaahin dheeraad ah qaabkii uu u dhacay shirkii shannaad ee golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye. Waxaana uu ku sheegay in uu u dhacay si dimuqraadiyad ah.

Mudane Cukuse waxa uu naqdiyey hadalkii Cabdicasiis Samaale iyo dhaliishii uu u soo jeediyay qaabkii uu u dhacay shirkii 5aad ee golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye.

 

Halkan Ka daawo Hadalka Mudane Cukuse oo muuqaal ah: