Ciidanka Booliska oo Fashiliyay Khiddado Cusub oo Maandooriyaha Dalka lagu soo Galiyo

Hargeysa(SLpost)- Ciidamada Booliska JSL ayaa qabtay mukhaadaraad xashiishad ah oo loo soo guntay sidii qaadka iyo sidoo kale dad la tahriibinayay. Taliyaha Booliska Somaliland oo ay wehelinayaan saraakiisha booliska, ayaa farriin adag u diray shirkaddaha waaweyn ee qaadka keena Somaliland.Waxa uu Sidoo kale digniin u diray dhallinyarada.

Halkan hoose ka daawo Warkaas oo faahfaahsan: