Cawayska Kulanka Fanaaniinta Ugu Caansan Geyiga Soomaalida iyo Bandhig-faneed aan loo kala hadhin oo ay diyaariyey reer Hargeysa

FANAANIINTA ugu caansan Soomaaliyeed wakhtigan la joogo, ayaa bandhig-faneed aanay u kala hadhin ku qabanaya Hotel Crown ee magaalada Hargeysa marka ay taariikhdu tahay 2/9/2014.

hargeysa showFannaaniinta bandhigga ka qayb-qaadanaya waxa ka mid ah Nimco Yaasiin Caraale, Fannaaniinta Walaalaha Sweden iyo Da’yarta Codkooda iyo Fankooduba geyiga Soomaalida ka dhex-hilaacay ee Xiddigaha Geeska, Ikraan Jaamac Ismaaciil, Saxardiid Maxamed Saxardiid iyo qaar kale oo badsan.

HALKAN KA DAAWO