Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha ruugta ganacsiga Somaliland ayaa ku dhawaaqay wakhtiga ay qabanayaan cawradii todobaad ee lagu soo bandhigo ganacsiyada kala duwan ee dalka, sida lagu sheegay shir jaraa’id oo lagu qabtay Hargeysa.
https://youtu.be/bSIm-BTHUFg