“Cali Warancade waan ka dabategay warqadii oo sababta uu u qoray waxay ahayd hunguri,ka uu u dhimanayaana waa kaas” Cali Guray

Hargeysa(SLpost)-Gudoomiye ku xigeenka sadexaad ee xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Cali Guray ayaa wasiirka arimaha gudaha ku dhaliilay hunguri isla marsaana waxa uu ugu baaqay madaxweynaa inuu xilka ka qaado