Cabdimaalik Coldoon Saxafigii Burco Oo Xoriyadiisa Dib u Helay

Burco(SLpost)-Wariye Cabdimalik Muuse Coldoon oo kamid ah wariyayaasha ka hawl galla magaalada Burco ayaa dib u helay xoriyadiiisii.

6604_1187331061296972_7998043347549240303_n

Wariyahan ayaa mudo laba todobaad ah ku xidhnaa xabsiga maalada Burco kadib markii uu waraysi ka qaaday nin maxbuus ah iyo ilma yar. ururka saxaafada Somaliland ee Solja ayaa gacan muhiim ah ka qaatay soo daynta wariyahan.

 Wariyahan ayaa inta badan ku caan ah warar la xidhiidha arimaha bushada iyo milimaan gaagaaban oo lagu dacaayadeeyo dawlada Itoobiya iyo masuuliyiinta kala duwan ee Soomaalida, waxaana halaga ayaaba in aanay xadhigiisa arimo siyaasadeed ka madhnayan.