BURCO: Xukunno lagu riday Dad lagu qabtay Maandooriyaha Khamri oo faro-baas ku haya gobolka Togdheer

Burco (SLpost)- Hawl-gallo ay sameeyeen ciidamada ammaanka ee gobolka Togdheer, gaar ahaan magaalada Burco, ayaa gacanta ku soo dhigay maandooriyaha Khamriga oo tiro badan, dad iyo gaadiid lagu qabtay.

 

Eedaysanayaasha iyo maandooriyaha lagu qabtay, ayaa isla maantaba la horgeeyey maxkamadda gobolka Togdheer, oo xukunno ku ridday dadkii lagu qabtay maandooriyaha oo qaarkood aanay goob-joog ku ahayn Maxkamadda horteeda.

 

FAAHFAAHINTA WARKAN KA DAAWO  MUUQAALKAN HOOSE