Boqorka Sucuudiga Oo Qaadacay Casuumad Uu U Fidiyay Obama

Riyaad, (SLpost)-  Boqorka dalka Sucuudiga ayaa qaadacay casuumad uu madaxweyne Obama u fidiyay waddamada Khaliijka carabta.Boqorka Sucuudiga

Kulankan ayaa loo arkaa inuu hordhac u yahay tallaabada uu Obama ku xaqiijinayo inuu saaxiibadiisa Khaliijka uu ku qanciyo heshiiska Nuclearka ee uu doonayo inuu Iran la saxeexdo.

Hogaamiyeyaasha dalalka Kwait iyo Qadar ayaa illaa iyo hadda xaqiijiyay inay shirkaas ka qaybgalayaan.

Somalilandpost.net