Boorama: Murashaxiinta Madaxweyne ku-xigeennada Kulmiye iyo Waddani oo si wada-jir ah uga hadlay Arrimaha Doorashada

Boorama (SLpost)- Murashaxiinta Madaxweyne ku-xigeennada Xisbiga Kulmiye iyo Waddani oo kusugan magaalada Boorama ee Xarunta gobolka Awdal, ayaa si wada-jir ah uga hadlay Arrimaha Doorashada, waxaanay baaq u direen Shacabka oo ay ku boorriyeen Doorka looga baahan yahay inay kaga qayb-qaataan Doorashada maalinta Berri looga dareerayo dalka.

HOOS KA DAAWO WARKAN OO FAAHFAAHSAN