“Berberi Marnaba Carmal Noqon Mayso Oo Cid Guursata Waayi Mayso” Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde

Hargeysa  (SL.Post) Xildhibaan Cabdiqaadir X. Ismaaciil Jirde oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiillada, ayaa mar uu maanta ka doodayay heshiiska ay  Xukuumadda Somaliland la gashay shirkada DP World ee isticmaalka Dekeda Berbera waxa uu sheegay in laga fiirsado heshiiskan

 

 

0

 

 

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo.

 

 

 

 

Somalilandpost. Hargeysa