BERBERA: Faahfaahinta Dab Xooggan oo Ka Kacay Haamaha Keydka Shidaalka iyo Gaasta Cuntada

Berbera (SLpost)- Maareeyaha Dekedda Berbera, Maamulka degmada/gobolka, ayaa ka hadlay Dab xooggan oo maanta ka kacay goob kaabiga ku haysa xayndaabka Haamaha Keydka shidaalka ee magaalada Berbera.

Dabka ayaa ka kacay kaddib markii Alaab lagu gubay barxadda hore bakhaarro ay leedahay shirkadda ganacsi ee Oomaar, waxaanu dabkaasi khatar geliyey ammaanka Haamaha Keydka Shidaalka iyo kuwa keydka Gaasta wax lagu karso.

Faahfaahinta warkan, ka daawo Muuqaalkan hoose  

https://www.youtube.com/watch?v=T5y8gGfHtD4