” Beesha Habar Jeclo Waxay Noqon Doonta Gudoomiyaha Xisbiga , Hartiguna Madaxweyne Ku Xigeen , Arab na Gudoomiyaha Guurtida ..” Faysal Cali Waraabe +[ Muuqaal]

Hargeysa (SLpost):- Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa

laga helay cod sir ah isaga oo la shiraya jilib hoose oo beeshiisa ah .

Muddane Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu shirkan hoose ee uu beesha la galay uu ku sheegay in uu qorsheeyey in uu gudoomiyaha xisbiga UCID uu ku wareejiyo beesha habar Jeco , beelaha hartidana uu ka dhito madaxweyne ku xigeen sidoo kalana beesha Arab uu siiyo gudoomiyaha golaha guurtida halka uu beelaha Ciise uu siin doono gudoomiye ku xigeenka golaha wakiilada

HALKAN HOOSE KA DAAWO WARKA SIRTA AH EE FAYSAL CALI WARAABE LAGA HELAY