Badhasaabka Gobolka Maroodijeex oo soo bandhigay Hub ay Dhalinyaradu Habeenkii Adeegsadaan

Hargeysa (SLpost)-Badhasaabka Gobolka Maroodijeex oo ay weheliyaan Ciidamada Booliska iyo Guddiyada ammaanka, ayaa soo bandhigay Hub ay Dhalinyaradu Habeenkii Adeegsadaan kuwaas oo ay ku baadhaan dadweynaha.

Dhalinyarada oo kooxo-kooxo ah ayaa xilliga habeenkii xaafadaha magaalada qaarkood ka sameeyo falal liddi ku ah ammaanka iyagoo falal budhcadnimo ah ka geysta meheradaha qaarkood iyo Jidadka xaafadaha oo ay ku boobaan dadka.

FAAHFAAHINTA WARKAN KA DAAWO MUUQAALKAN