Baarlamaanka Ingiriiska oo Dood Taariikhi ah ka yeeshay Aqoonsiga Somaliland

Advertisement

Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Boqortooyada Midowday ee UK, ayaa maanta dood taariikhi ah ka yeeshay Qadiyadda Aqoonsiga Somaliland oo ay si weyn u taageereen.

Advertisement