Axsaabta Siyaasadda Somaliland Oo Mowqifyo Kala Duwan Ku Qaabilay Go’aanka Kala Qaadista Dorashooyinka

Hargeysa (SLpost)- Xisbiyada Siyaasadda Somaliland, ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay go’aanka dowladdu ku kala-qaadday Doorashooyinka Golaha Wakiillada iyo Madaxtooyada oo qorshahoodu ahaa inay badhtamaha sannadka dambe mar ka wada-qabsoomaan dalka.